The Chairman of the NGO ACORDO, Dr. Yasin Ahmed Osman had visited Benadir Regional Court of Appeal

When date was 30 May in 2021. The Chairman of the NGO ACORDO, Dr. Yasin Ahmed Osman had visited Benadir Regional Court of appeal, and met with the Chairman of the Court of Appeal in Benadir Region, Lawyer Avv. Dr. Mohamed Ahmed Osman Baari (Chairman of the Court of Appeal of Benadir Region) and discussed how to deliver justice to all communities in Banadir Region.

Working on the issues of Justice for all as the society would be equal to Justice & Judiciary awareness they do on the issues of Justice, Chairman of the ACORDO, Dr. Yasin Ahmed Osman thanked the Chairman of the Court of Appeal of Benadir Region Dr. Mohamed Ahmed Osman Baari was warmly welcomed by Chairman Baari.

Taariikhda marka ay aheyd 30 May 2021 Gudoomiyaha Hey’adda ACORDO Dr. Yasin Ahmed Osman ayaa kulan booqasho ah ku tagay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir wuxuuna la kulmay Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Avv. Dr. Mohamed Osman Baari ( Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir) waxayna kawada hadleen sida cadaaladda loo wada gaarsiin lahaa dhammaan bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir Tababar loogu sameyn lahaa bahda garsoorka Gudoomoiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka banaadir ayaa ku amaanay Hey’adda ACORDO dowrka ayka qaadato baahinta Cadaaladda iyo ka shaqeynta Arrimaha Cadaaladda loo dhan yahay sida bulshada ay ugu simnaan laheyd Cadaaladda & Garsoorka iyo Wacyi Gelinta ay ka sameeyaan arrimaha Cadaaladda Gudoomiyaha Hey’adda ACORDO Dr. Yasin Ahmed Osman ayaa ugu mahad celiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Dr. Mohamed Ahmed Osman Baari sida quruxda badan uu u soo dhoweeyay Gudoomiye Baarre runtii waa qof ku dayasho mudan kuna sifoobay sabar dulqaad Degnaan cadaalad aqoon diineed iyo Aqoon Maadi waana dhiir geliyaha dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda sharciga & Qaanuunka.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published.